“Arrinta Caarre Waa Gantaal Badhida Inagaga Taala..” Faysal Cali Waraabe

0
900

Burco (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa waxa uu si adag uga hadley arinta Kornyl Caarre.

Faysal Cali Waraabe oo khudbad ka jeediyay shirka golaha dhexe ee Xisbiga UCID oo maanta ka furmay magaalada Burco, ayaa waxa uu sheegay in arinta Kornayl Caarre ay Somaliland ku tahay gantaal badhida kaga taala.

Dhinaca kale, Faysal Cali Waraabe ayaa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in ay cafiso Kornayl Caarre si nabada iyo wada jirka umada loo xoojiyo.

Hargeisa Press.com/Burco Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here