Ciidamada Somaliland oo Fashiliyay Qorshe Lagu Khal-khal Gelinayay Amniga Magaalada Ceerigaabo
Ceerigaabo (Hargeisa Press)- Badhasaabka gobolka Sanaag Axmed Cabdi Muuse, ayaa waxaa uu sheegay in Ciidanka Booliska gobolka oo gacan ka helayey qaybta saddexaad ee...
Wasiir Liibaan oo Ka-Warbixiyay Shir Lagaga Hadlayo Somaliland oo Ka-Socda Mareykanka
Atlanta (Hargeisa Press)- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Liibaan Yuusuf Gaaxnuug, ayaa ka warbixiyay shir balaadhan oo ka socda magaalada Atlanta ee gobolka...
Dhibaatooyin Dhaqaale Xumo oo Soo Waajahay Itoobiya
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Itoobiya ee uu hoggaamiyo Ra”iisal Wasaare Abiy Ahmed, ayaa ka walaacsan dhaqaale xumo soo waajahday oo sii siyaaday,...
Hoggaanka KULMIYE oo Ka Arrinsaday Doorashooyinka iyo Qorsheyaasha Xisbiga
Hargeysa (Hargeisa Press)- Hoggaanka sare ee xisbiga haya talada Somaliland ee KULMIYE, ayaa waxaa ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen shir muhiim ah oo...
Madaxweynaha Taiwan oo Qaabiley Wefti Ka Socda Somaliland
Taipei (Hargeisa Press)- Madaxwaynaha dalka Taiwan Lai Ching-te, ayaa qaabiley wefti culus oo ka socday Somaliland kuwaasi oo ka qayb galay munaasibada caleema saarka...
Maxkamadda ICJ oo Isra’iil Ku Amartay Inay Joojiso Weerarka Rafax
Hague (Hargeisa Press)- Garsoorayaasha Maxkamadda ugu sarreysa Qaramada Midoobay, ayaa ku amray Isra’il, in ay si deg deg ah u joojiso weerarka ay ku...
Taliye Daba-gale oo La-Kulmay Saraakiisha Ciidanka Ee Gobolada Togdheer iyo Saaxil
Burco (Hargeisa Press)- Taliyaha guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi (Daba-gale) oo hawlo shaqo ku tagey gobollada Saaxil iyo Togdheer,...
Xukuumadda Somaliland oo Hakisey Furashada Goobaha Tacliinta Sare
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Tacliinta sare ee Somaliland, ayaa waxaa ay genius ahaanba ay joojiyeen furashada goobaha tacliinta sare ee dalka.
Waxaanay go’aan ka soo...
Madaxweynaha Somaliland oo La Kulmay Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley Ku-xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu-duwaha Gargaarka bini'aadantinimada,...
Wasiir Koore oo Kormeeray Ceelasha Biyaha Ceerigaabo
Ceerigaabo (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ahna Gudoomiyaha 3aad ee xisbiga Kulmiye oo maalmihii la soo dhaafay...