Xukuumadda Somaliland oo Ganacsatada Adeegsata Dekedda Berbera U Fududeynaysa Adeegyadooda

0
Berbera (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire iyo Agaasimaha guud ee wasaaraddaasi Maxamed Xuseen Cismaan iyo masuuliyiin kale, ayaa kormeer...

Itoobiya iyo Kuuriyada Koonfureed oo Kala Saxeexday Heshiis Ku-Kacaya 1 Bilyan

0
Seoul (Hargeisa Press)- Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Yoon Suk Yeol, ayaa kala saxeexday heshiis ku kacaya 1 bilyan oo...

Golaha Guurtida Somaliland oo Guddi U Saaray Xeerka Garyaqaanka Guud

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Shir guddoonka aqalka golaha Guurtida Somaliland, ayaa waxaa ay maanta guddi u saareen Xeerka Garyaqaanka Guud ee dowladda Xeer Lr.89/2019, kaasi oo golaha...

Dowladda Itoobiya oo Sheegtay In Aanay Ka Tanaasuli Doonin Damaceeda Badda

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Dowladda Itoobiya, ayaa waxaa ay mar kale ku celisay in ayna habayaraatee marnaba ka tanaasuli doonin damaceeda la xidhiidha Badda...

Tartanka Bangiyada Somaliland Kor Ma U Qaadi-Karaa Kamid Noqoshada Dhaqaalaha Dalka?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Adeegga maaliyadeed ee Somaliland wakhtigan waxa gacanta ku haya xawaaladaha oo bixiya adeegyada iyo hubinta xisaabaadka. Si kastaba ha ahaatee, dhawr...

Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Gaadhay Dalka Ingiriiska

0
London (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mustafe Cabdi Ciise Shiine, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda...

Khilaafkii U Dhexeeyay Madaxweyne Biixi iyo Golaha Wakiillada oo Sii Xoogeystay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa kooram la’aan maalinkii saddexaad u furmi wayay fadhigii Golaha Wakiillada Somaliland, xilli ay Golaha hortaallo miisaanniyad sannadeedkiii 2024 ka oo...

Guddoomiye Mukhtaar: “Reer Oodweyne Iyagaa Dheriga Uga Dhawaan Doona Reer Gabiley”

0
Oodweyne (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha hay'adda Dhowrista Tayada Somaliland Mukhtaar Maxamed Cali, ayaa maanta magaalada Oodweyne kaga qayb galay munaasibad xisbiga Kulmiye ku soo dhawaynayay...

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Xisbiga KULMIYE oo Lagu Soo Dhaweeyay Oodweyne

0
Oodweyne (Hargeisa Press)- Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE, Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada...

Warbaahinta Itoobiya oo Warbixin Ka Qortay Siday Somaliland U Buuxisay Shuruudihii-Dowladnimada

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Warbaahinta The Reporter ee laga leeyahay dalka Itoobiya, ayaa dabaacday maqaal dheer oo ay kaga warramayso sida ay Somaliland u...