Warbixintii Ugu Danbaysay Ee Dagaalkii Dhexmaray Somaliland iyo Puntland

0
1041

Badhan (Hargeisa Press) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalkii Ciidamada qaranka Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland maanta ku dhex-maray degmada Hadaaftinimo ee gobolka Sanaag.

Wararka ayaa intaa ku daraya in dagaalkan maanta uu khasaare badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka soo gaadhay maleeshiyaadka maamul goboleedka Puntland, Iyadoona dhaawaca iyo dhimashada ciidankaasi loo qaaday magaalada Garoowe.

HargeisaPress News Desk – Ceerigaabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here