“Sanadkan 2019-ka waa sanadka horumarka iyo is-dhexgalka bulshadda”… badhasaabka Sool

0
Laascaanood (Hargeisa Press.com): Badhasaabka gobolka Sool ayaa sheegay in isbedel weyn oo dhinaca nabadgeliyadda ah uu ka muuqdo guud ahaanba xaaladda gobolkaasi gaar ahaana...

“Farmaajo, Naftii Siyaad Barre Ayaa Gashay..” Faysal Cali Waraabe

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Sawir uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo...

Ganacsato Ka Socota Somaliland oo Ka Dareeray Shir Ankara Ka Dhacayay

0
Ankara (Hargeisa Press)- Wafdi ganacsato ah oo ka socday Somaliland islamarkaana uu hogaaminayay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jamaal Caydiid oo ku sugnaa dalka Turkiga ayaa...

Wadti Ka Socday Maamulka Puntland oo Laga Saaray Magaalada Buuhoodle

0
Buuhoodle (Hargeisa Press)- Xildhibaan Cabdixakiin Cumar Faarax oo ka tirsan Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland oo ka soo jeeda gobolka Buuhoodle ayaa waxa uu sheegay...

Wargeyska The East African oo Warbixin Falanqeyn Ah Ka Qoray Sida Somalia Ay Saameyn...

0
Nairobi (Hargeisa Press)- Wargeyska The East African ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa warbixin falanqeyn ah ka qoray sida Soomaaliya ay saameyn ugu...

Somaliland oo Wafdi Culus U Direysa Maamulka Jubaland

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumada Somaliland ee gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxa ay wafti culus u diraysaa maamul goboleedka Jubaland. Weftigan ay Xukuumada...

Mareykanka oo War Ka Soo Saaray Weerarkii Lagu Qaaday Saldhigga Ciidamadooda Ee Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – War ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerar culus oo Al-shabaab ay ku qaadeen saldhigga Balli-doogle...

Faysal Cali Waraabe oo Eedo Culus U Jeediyey Madaxweynayaasha Ismaaciil Cumar Geele iyo Farmaajo

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu eedaymo culus u jeediyay Madaxweynayaasha Jabuuti iyo...

Somaliland oo Joojisay Sharciyeynta Dhul-beereedka Gobolka Selel iyo Lughaya

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md. Axmed Muumin Seed, ayaa soo saaray wareegto oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada...

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho Ku Soo Laabtay

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee dalka...