Somaliland oo Wafdi Culus U Direysa Maamulka Jubaland

0
912

Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumada Somaliland ee gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxa ay wafti culus u diraysaa maamul goboleedka Jubaland.

Weftigan ay Xukuumada Somaliland u dirayso maamulka Jubaland ayaa ka kooban Lix Xubnood si ay uga qayb galaan caleema saarka Madaxweynaha la doortay ee Jubaland Axmed Madoobe.

Waxaana Warkan maanta shaaciyay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here