“Beesha gacanta gaysatay waxaanu ku xukunay in ay dhib-gaystihii ku keenaan muddo sodon maalmooda”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland ayaa sharaxaad ka bixiyay go’aamadda laga gaadhay xukunadda beesha dhibku gaadhay iyo beesha dhib-gaystahaha shaqaaqadii degmadda Gar-gaar...

Badhasaabka Saaxil Oo Sheegay In La Soo Qabtay Dad Dhibaateeyay Shaqaale Ajaaniba

0
Berbera (Hargeisa Press): Badhasaabka gobolka Saaxil Eng. Axmed Cismaan Xasan, ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay dad dhibaato ugu gaystay shaqaale ajaanib ah...

Saylac: Guddigii Nabadaynta Beelaha Degmadda Gar-gaara Bari Oo Go’aamo Soo Saaray

0
Saylac (Hargeisa Press): Guddigii nabadaynta ee dhex dhexaadinayay  laba beelood oo dhawaan shaqaaqo ku dhex martay degaanka degmadda Gar-gaara Bari ee gobolka Selel ayaa...

Xukuumada Somaliland Oo Go,aamo Ka Soo Saartay Xiisadii Colaadeed Ee Gobolka Salal

0
Hargeysa,(HargeisaPress) Gudi wasiiro ah oo uu horkacayo wasiirka wasaarada beeraha Axmed Muumin Seed ayaa maanta go,aamo ka soo saaray xiisadii colaadeed ee ka taagnayd gobolka...

Dawladda Hindiya oo Shaacisay Inay Somaliland ka Taageerayso Qalabeynta Cisbitaalada

0
Hargeysa(HargeisaPress)-Wakiilka Dawladda Hindiya u qaabilsan Kenya ,Asish Sinha ayaa daboolka ka qaaday  in dalkiisu uu Jamhuuriyadda Somaliland kala shaqeyn doono ardayda wax ka barata...

Dufcadii 5aad Oo Ka Qalin Jebisay Dugsiga Sahal Soft Ware Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland iyo badhasaabka gobolka Sool ayaa ka qayb galay xaflad loo sameeyay arday ka qalin jebisay...

Xisbulaahi Oo Soo Riday Diyaarad Israel Leedahay

0
Beirut  (Hargeisa Press): Dagaalyahannada kooxda xisbullaah ayaa gantaal la beegsaday diyaarad Drone ah oo ay leedahay dawladda Isreal. Iyagoo ku khasbay diyaaradaasi inay si deg-degga...

IGAD: Duufaan Ku Soo Waajahan Somaliland iyo Puntland

0
Addis Ababa (Hargeisa Press): Sida ay sheegayaan warbixinada ka imanaya qaybta la socodka saadaasha hawad ee Urur gobolleedka IGAD ayaa sheegay in duufaanta loogu...

Shirkadaha Dahabshiil Group oo $150,000 ugu deeqay Dadka Daadadku ku Tabaaleeyeen Beledweyne.

0
Hargeysa, (HargeisaPress)- Gudoomiyaha iyo Maamulka sare ee Shirkadaha Dahabshiil Group waxay Tacsi u dirayaan eheladda dadka ku waxyeeloobay fatahaadaha Baladweyne, Berdaale Iyo Gedo. Iyada oo...

Gudoomiyihii Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer oo Geeriyooday

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Waxaa goor dhawayd cisbitaalka Gargaar ee magaalada Hargeisa ku geeriyooday guddoomiyihii xisbiga mucaaridka ah Ucid ee gobolka Togdheer Fu’aad Maxamed Fure...