Dufcadii 5aad Oo Ka Qalin Jebisay Dugsiga Sahal Soft Ware Laascaanood

0
641

Laascaanood (Hargeisa Press): Wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland iyo badhasaabka gobolka Sool ayaa ka qayb galay xaflad loo sameeyay arday ka qalin jebisay machadka Sahal Soft Ware.

Ardaydan ka qalin jebisay dugsiga Sahal Soft Ware  oo ahayd dufcadii shanaad waxa kaloo munaasibadaasi kala soo qayb galay maayarka degmadda Laascaanood, xubno ka tirsan golaha degaanka Laascaanood.

Maamulka iyo macalimiinta dugsigaasi iyo sidoo kale ardayda qalin jebinaysay iyo waalidiintoodda.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here