Gudoomiyihii Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer oo Geeriyooday

0
719

Hargeisa (Hargeisa Press)- Waxaa goor dhawayd cisbitaalka Gargaar ee magaalada Hargeisa ku geeriyooday guddoomiyihii xisbiga mucaaridka ah Ucid ee gobolka Togdheer Fu’aad Maxamed Fure oo xaalad caafimaad loo dhigay cisbitaalkaasi.

Warka Geerida gudoomiyihii xisbiga Ucid ee gobolka Togdheer waxaa warbaahinta u xaqijiyay masuuliyiin ka mid ah Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid oo ku sugnaa cisbitaalka.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here