Somaliland: Xukuumadda Oo Shaqo Abuur U Samaysay 50 Qoys

2
Hargaysa (Hargeisa Press): Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta daah-furay mashruuc shaqo abuur loogu sameeyay in ka badan 50 qoys oo ka kala...

“Madaxweyne Tabashooyinka Jira Ee La Tirsanayo Wax Ka Qabo” Xildhibaan Barkhad Obsiiye

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye, oo ka mid ah Xidlhibaanada Golaha Wakiilada, kana soo jeeda Gobolka Awdal, ayaa ka hadlay xaalada dalka,...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Somaliland oo Soo Jeediyey In La Maalgashado Hay’adaha Saxaafadda Si Loo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdinaasir Cumar Jaamac ayaa sheegay in Saxaafadda dalku ay haysato madax-bannaani...

13 Qof oo Ku dhintay Qarax ka Dhacay Xuduudka Suuriya Iyo Turkiga

0
Ankara (Hargeisa Press) – Ugu yaraan 13 Qof ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay Magaalo ku taalla Gudaha Suuriya isla-markaana kulaalaysa xuduudka Turkiga, waxaana...

“Qori Waxba Lagu Kala Qaadi Maayo oo Waxba Ma Gooyo” Wasiirka Ganacsiga Somaliland

0
Boorama (Hargeisa Press)- Wasiirka ganacsiga iyo dalxiiska Md.Maxamuud Xasan Sacad ( Saajin), ayaa reer Boorame ku dhaliilay inay qoriga wax ku doontaan waxaanu sheegay...

Madaxweyne Farmaajo: Dowladdu Waxey La Imaaneysaa Qorshe Looga Hortagayo Fatahaadda

0
Beledweyne (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in Dawladdu ay la imanayso Qorshe wax lagaga qabanayo Fahataahadaha soo...

Ergo Ka Kala Socota Somaliland iyo Soomaaliya oo Kulan Ku Yeeshay Dalka Jabuuti

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ergo ka kala socota Somaliland iyo Soomaaliya ayaa kulan kooban oo wada hadaladii ku saabsan ku yeeshay dalka Djibouti. Sidaas waxa...

Wasiirka Ciyaaraha Oo Soo Xidhay Tartanka Kubbadda Cagta Kooxaha Gobolka Sool

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland ayaa galabta soo xidhay tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta gobolka Sool oo muddo 32 maalmood ah...

“Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin mid-naba ma coloobi karno xaashaaka laah”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Guddoomiyaha ku-meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani C/qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa sheegay in aanay wax dhici kara ahayn in ay...

D/H Ee Burco Oo Dugsiyo Ay Dhistay Ku Wareejisay Wasaaradda Waxbarashadda

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Maayarka degmadda Burco Maxamed Yuusuf Muraad, ayaa maanta wasaaradda waxbarashadda ee gobolka Togdheer ku wareejiyay dugsiyo ay dhistay dawladda hoose ee...