D/H Ee Burco Oo Dugsiyo Ay Dhistay Ku Wareejisay Wasaaradda Waxbarashadda

0
521

Hargaysa (Hargeisa Press): Maayarka degmadda Burco Maxamed Yuusuf Muraad, ayaa maanta wasaaradda waxbarashadda ee gobolka Togdheer ku wareejiyay dugsiyo ay dhistay dawladda hoose ee Burco.

Dugsiyadaasi ayaa laga dhisay degaamadda baadiyaha ah ee ka baxsan magaaladda Burco, kuwaasoo laga dhisay xeradda barakaceyaasha Guryosamo, Naq-dhabiijo, Labi Guun iyo Libaaxle.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here