Maxkamadda Sare Ee Somaliland oo Soo Gaba-gabeysay Dhagaysiga Dacwadaha Murrashaxiinta

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah ee Somaliland, ayaa maanta soo af-meertay, dhagaysiga dacwadaha la xidhiidha natiijadii hordhaca ahayd ee golaha...

Madaxweynaha Somaliland oo Subaxnimadii Hore Ee Saaka Codkiisa Ka Dhiibtay Goobta Codbixinta Ee Hay’adda...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo subaxnimadii hore ee saaka codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda oo uu hore...

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay codsanaysaa in laga la noqdo eedaha booliisku ku haysto Guuleed...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Booliiska Somaliland ayaa maanta waraysi la yeeshay gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka, Guuleed Axmed Jaamac, oo ay maxkamaddu ugu yeedhay si uu uga jawaabo...

Dalal Yurub Ah oo Joojiyey Duulimaadyada Ka Yimaada Ama Taga UK, Fíditaanka COVID-19 Awgeed

0
Brussels (Hargeisa Press) – Dalal badan oo ku yaala qaarada Yurub ayaa soo rogay xanibaado iyo xayiraado dhinaca socdaalka ah oo ku saabsan duulimmaadyada...

Daawo Muuqaal: Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo la Kulmay Wasiirul dawlaha A.Dibada Itoobiya

0
Addis ababa , (HargeisaPress) — Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga caalamiga ee Jamahuriyada Somaliland, Mudane Maxamed Bixi Yonis oo beryahanba hawlo shaqo u joogay, magaalo...

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Xanuunka Xumadda

0
Hargaysa (HP): Shirka xaaladaha deg dega ah ee wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo manta ka qabsoomay Xafiiska Agaasimaha Guud. Waxaana shirkaasi shir guddoominayay Agaasimaha guud ee...

Muxuu Daaranyahay Warsaxaafadeed kasoo Baxay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA?

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa kulankiisii shanaad ee hogaanka yeeshay 28-29 bishii Augost waxaanu kaga dooday xaaladda dhabta ah ee ay ku...

Baanka Adduunka oo Kormeer Ku Tagay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland

0
Hargyesa (HargeisaPress) – Saraakiil ka socotay Bangiga Adduunka ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Hay”adda Shaqaalaha dawladda Somaliland, waxaanay kulan la qaateen masuuliyiinta Hay”adda...

Agaasimaha Cusub ee Dallada SONYO oo Si Rasmiya ugala Wareegay Agaasimihii Hore

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Agaasimaha cusub ee dalada dhalinayrada Somaliland ee SONYO Cumar Cismaan Miigane ayaa xilkii ururkaas kala wareegay agaasimahii hore Siciid Maxamed Axmed oo...

8 Qof oo Toogasho Lagu Dilay Gobolka Georgia Ee Dalka Mareykanka

0
Georgia (Hargeisa Press) – Ugu yaraan 8 qof, oo ay ku jiraan 6 haween Asian ah ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday seddex goobood oo...