Wejigii Koobaad Ee Nabadaynta Beelihii Shaqaaqadu Ku Dhexmartay Deegaanka Ceegaag oo Furmay

0
Ceegaag (Hargeisa Press)- Waxaa deegaanika Ceegaag ee gobolka Saraar ka furmay wejigii koobaad ee xalinta iyo nabadaynta labo beelood oo shaqaaqo ku dhexmartay deegaankaasi. Shirkaas...

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Si Cad U Soo Bandhigay Qodobo Ay Hore Ugala...

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Dowladda Somaliland ayaa shirka ka furmay Jabuuti, oo ay la leedahay Soomaaliya ku soo bandhigtay, qodobo ay sheegtay in hore ugula...

Wajigii Labaad Ee Wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya oo Maanta Ka Furmay Dalka Jabuuti

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Wajigii labad ee Wadahadalada u dhaxeeyey Somaliland iyo Soomaaliya ayaa maanta ka furmay waddanka Jabuuti. Shirka labada dowladood waxaa gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Guddoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee SOLJA oo Soo Dhaweeyay Guusha Ay Somaliland Ka Gaadhay...

0
Hargaisa (HP): Guddoomiyaha ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa soo dhaweeyay guusha siyaasadeed ee weftiga uu hogaaminayo madaxweynaba Somaliland Muuse...

Xildhibaan Bidhi Oo Ku Baaqay Banaan-baxyo Lagu Taageerayo Guusha Shirka Jabuuti

0
Burco (HP): Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi), ayaa ugu baaqay guud ahaanba shacabka reer Somaliland in ay sameeyaan banaan-baxyo lagu taageerayo guusha ay Somaliland...

Xildhibaanada Baarlamanka Somaliland oo La Isugu Yeedhay Fadhi Aan Caadi Ahayn

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xildhibaannada Golaha Wakiillada  Somaliland ayaa waxaa la isagu yeedhay inay ka soo xaadiraan Fadhi aan Caadi ahayn. Waxaa sidaasi sheegay war...

Maamul Goboleedka Puntland oo Sheegtay In Aanay Raali Ka Noqonayn Natiijada Shirka Somaliland iyo...

0
Garoowe (Hargeisa Press) –Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliya ee Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa ka hadlay Shirka Somaliland iyo Soomaaliya uga socda Dalka Jabuuti. https://youtu.be/_JxDDAERdEM Madaxweynah maamulka Puntland...

Prof: Cabdi Ismaaciil Samater oo Falanqeeyay Kulankii Dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya

0
Washington (Hargeisa Press)- Prof: Cabdi Ismaaciil Samater oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaalida islamarkaana ka faalooda siyaasada Geeska Afrika iyo caalamaka ayaa waxaa uu...

Jilaa Bollywood-ka Hindiya Caan Ka Ahaa Sushant Singh Rajput oo Maydkiisa Laga Helay Gurigiisa

0
Mumbai (Hargeisa Press) – Jilaa caan ka ah Filimada Bollywoodka ee Hindida oo magaciisa la yidhaa Sushant Singh Rajput ayaa maydkiisa laga helay gurigiisa...

Maamulka Soomaaliya oo Ka Biyo Diiday War-murtiyeedkii Laga Soo Saaray Wadahadalkii Ay Dowlada Somaliland...

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Maamulka Soomaaliya ayaa waxaa ay ka biyo diiday war-murtiyeedkii laga soo saaray shirkii wadahadalada ee u dhexeeyay Dowladda Somaliland iyo Maamulka...