Wasaaradda Degaanka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigtay Libaaxyo Sharci Darro Loo Dhoofinayay

0
998

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasaaradda degaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa hawl gal ay todobaadkan ka fuliyeen degmadda Allaybaday ee gobolka Gabiley in ay ku soo qabteen laba libaax (Cago-baruur) oo si sharci darro ah la doonayay in dalka looga saarro.

Sida uu sheegay agaasimaha waada duur joogta ee wasaaradda degaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland iyo madaxa wasaaradaasi ee gobolka Maroodijeex oo maanta warbaahinta la hadlay, falkani ayaa loo hayaa nin eedaysane ah.

Halkan Ka Daawo warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here