Warbixin: Wararkii ugu Danbeeyay – COVID19 – Global Daily Update 18/4/2020. Stay Home & Save Lives

0
1001

UK: Maanta dhimashadu waa 888. Halkay Shalay ka ahayd 847. Daraadna 861. Tirada guud ee dhimashada dadka dhatkharada ku dhintey waa 15,464. Waxaan ku jirin dadka aan dakhtarada ku dhiman . Tirada guud ee xanuunka laga helay waa 114,217. Dadka maanta laga helay waa 5,525. shalayna 5,599.

Wararka hordhaca ah ee ka soo baxaya hay.ada Care England ee Dadka waaweyn ayaa shegaysa in ugu yaraan 7,500 oo qof ku dhinteen guryaha lagu hayo. Tiradan ayaa haday rumoowdo tiradii saadaasha dhimashada UK ee dhamadka April ee 20kun kor u dhaafaysa.

BELGUIM: Dhimashada maanta waa 290. Shalayna 306. Daraadna 417. Dhimashada guud waa 5,453. Waxa laga helay xanuunka 37,183. Dadka maanta qaaday 1,045. Dadka ka bogsaday xanuunkan waa 8,348.

SPAIN Dhimashad maanta waa 565. halkay shalay ka ahayd 585. Tirada guud ee dhimashada dadka dhakhtarada ku dhintey waa 20,043. Dadka maanta laga helay waa 3,659. waxa xanuunka laga helay 191,726. Dadka uu ku dhacay eeka bogsaday waa 74,797.

GERMANY: Dhimashada maanta waa 184. Shalayna 141. Dhimashada guud waa 4,377. Waxa qaba xanuunka guud ahaan 141,968. waxa laga helay maanta 3,512. Dadka uu ku dhacay ee ka bogsaday waa 85,400

IIRAAN: Waxa laga helay xanuunka 80,868. Dhimashada guud waa 5,031. Waxa maanta laga helay 1,374. Shalayna 1,479. Dadka uu ku dhacay ee ka bogsaday waa 55,987.

ITALY: Dhimashada maanta waa 482. shalayna 575. Daraadna 527. Dhimashada guud ee dadka dhakhtarada ku dhintey waa 23,227. Tirada guud ee dadka laga helay waa 175,925. Waxa maanta laga helay 3,491 Shalayna 3,493. Dadka uu ku dhacay ee ka bogsaday waa 44,927.

NETHERLAND: Dhimashada maanta waa 142. Shayna 144. Dhimashada guud ee dadka dhakhtarada ku dhintey waa 3,601. Tirada guud ee dadka laga helay waa 31,589. Waxa maanta laga helay 1,140 Shalayna 1,235. Dadka uu ku dhacay ee ka bogsaday waa 250.

USA: Maraykana oo si xawli ah uu u fidayo xanuunka waxa laga helay 712,399. waxa maanta laga helay ,27394 Shalayna 31,214. Tirada guud ee dhimashadu waa 37,268. Dadka dhintey 24kii sacaadood ee u danbeeyay waa 3,384. Shalayna 2,047. Dadka ka bogsaday waa 63,768.

South Africa: Dadka laga helay waa 2783. Dadka dhintey waa 50. Waxa ka bogsaday 903 qof.

Djibouti: Dadka laga helay waa 732. Dadka dhintey waa 2. Waxa ka bogsaday 76 qof.

Somalia: Dadka laga helay waa 116 Dadka dhintey waa 6. Waxa ka bogsaday 2 qof

Ehtiopia: Dadka laga helay waa 105. Dadka dhintey waa 3. Waxa ka bogsaday 16 qof.

Kenya: Dadka laga helay waa 262. Dadka dhintey waa 12. Waxa ka bogsaday 60.

Aduunka oo dhan dadkuu ku dhacay waa 2,227,138.
Dhimashada aduunka oo dhan waa 150,609. Aduunka dadka ka bogsaday waa 563,756.

Allaa weyn, ninkii aaminaa awood leh. illaahay dhamaanteen ha inaga nabad geliyo intii dhimatayna ilahay ha u naxariisto … aamiin yaa rabi

Guled Abdi — London

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here