Soomaaliya: Guddi Loo Xil-saaray Baadhista Weerarkii Lagu Qaaday Xabsiga Dhexe Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Sii-hayaha Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay guddi ka kooban lix xubnood oo soo baadha weerarkii shalay ka dhacay...

Somaliland: Wasiirka Caddaaladda Oo Shaaciyay Magacyada Garsooreyaal Guddida Caddaaddu Isku Bedel iyo Shaqo Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid, ayaa maanta shaaciyay isku bedel iyo xil ka qaadis lagu sameeyay garsooreyaal. Qaraal...

“Dawladu Waa inay Joojiso xadhiga iyo Cabsi Gelinta suxufiyiinta” guddoomiyaha SOMA

0
Hargaysa(HP): Gudoomiyaha Ururka Midowga Mareegaha Saxaafadda Somaliland ee Somaliland Online Media Association (SOMA) Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale), ayaa cambaareeyey Xadhiga uu Maayirka Magaalada Boorame...

Murashax Faysal Cali Waraabe Oo Soo Bandhigay Barnaamijkiisa Siyaasadeed Ee Dalka Ku Hogaamin Doono

0
Burco, (HargeisaPress) —Murashaxa madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa soo bandhigay barnaamijka siyaasadeed uu wax kaga qabanayo dalka hadii uu ku guulaysto doorashada. Murashax...
Cabdillaahi Jawaan

Cabdillaahi Jawaan oo Sharraxay Jidka Furan Haddii Baarlamaanku Diido Ansixinta Xilliga Loo Muddeeyey Doorashada...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi-Jawaan), ayaa Ka Hadlay Waxa uu Xalku noqonayo haddii ay Golayaasha Baarlamaanka Somaliland Ansixin waayaan Wakhtiga...

Ma Dhaba in Turkiga Saldhig Millateri ka Sameysanayso gudaha Soomaaliya

0
ISTANBUL — Xukuumadda Turkiga ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaadday inay saldhig millateri ka sameysanayso Somalia, taasoo qayb ka ah ballan-qaad ay kala...

Madaxweyne Biixi oo Soo Saaray Farriin Khusaysa Curashada Sannadka Cusub Ee 2021-ka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa curashada sannadka Cusub ee Miilaadiga ee 2021-ka awgeed wuxuu Hambalyo u diray Shacabka...

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Baahisay 21 Shaqo oo Cusub

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu waxa ay maanta shaacisay in ay qaadanayso 21 qof oo ka shaqayn doona madax-tirinta shaqaalaha dawladda. Iyada oo Hay’addu...

Waxa Muuqda Ballanqaadkii Madaxweynaha Dalka Gini ee ahaa inuu Qaddiyadda Somaliland Geeyo Midawga Afrika

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ku tegay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka...

War-Saxaafadeed Laga Soo Saaray Safarka Weftiga Madaxweynaha

0
Washington DC (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo hoggaaminayan wefti sare oo ka socda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa toddobaadkan la kulmay...