Madaxweynaha Oo Faah-Faahiyey U Diyaar-Garowga Xukuumadda Ee Caabuqa Korona Fayras (Coronavirus), Bulshadana U Diray...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si qoto dheer uga hadlay xanuunka saf-maareenka ah ee dunida oo dhan ku faafaya ee...

Hargaysa: Shir Ku Saabsan Ka Warbixinta Digniinaha Abaarraha iyo Duufaanadda

0
Hargaysa (HP): Haayada u diyaargarowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka somaliland ayaa maanta daah-furtay kulan ku saabsan habka digniin bixinta Abaarta iyo Duufaanada. Shirkaasi...

Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Oo Qaabilay Yeeshay Ergey Norway

0
Hargeysa (HP): Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta kulan la qaatay Ergayga gaarka ah ee dawladda Norway u qaabilsan Somaliland. Kulankaasi...

Wasiir Kaahin: “Xisbiyada Mucaaradku Ha Ku Soo Noqdaan Xayndaabka Qarannimo Ee Somaliland oo Ka...

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa si qoto dheer u...

Wasiirka Deegaanka JSL Oo Qaabilay Madaxa Hello Trust Ee Geeska Afrika

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilladda JSL Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa xafiiskeedda ku qaabishay haayadda The Hallo Trust. Kulankaasi oo ka qabsoomay...

Ciidamada Nabad Sugida Somaliland Oo Hawl Gallo Ka Bilaabayay Maanta Kaantaroolada Magaalada Hargeysa Iyo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Ciidamada nabad sugida wadooyinka Somaliland ayaa saaka subaxii hore hawl gallo waxay ka bilaabeen Kaantaroolada magaalada Hargeysa,iyaga oo baadhsi xoogan ku...

DEG DEG: Dab Xoogan oo Ka Kacay Suuqa Waaheen Ee Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dab aad u xooggan ayaa ka kacay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, waxaanu dabku si xooggan ugu faafayaa qaybaha kale ee...

Wasiirka Wasaaradaha Madaxtooyada Oo ka Qayb galay Casuumad Dhiirrigelin ah Oo Garabka Dhallinyarada...

0
“Madaxweynaha qarankuna wuu mudan yahay in loogu hambalyeeyo iyo in  looga mahad-naqo waxa wanaagsan ee uu qabto.” Wasiir Maxamuud Xaashi Hargeysa, (HargeisaPress) —  Wasiirka Wasaaradaha...

Daawo Muuqaal: Wasiir Kuxigeenka Qorshaynta Somaliland Oo Kulan Dhiri Galin Iyo Tayayn Ah Uqabtay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiir Kuxigeenka Qorshaynta Somaliland Oo Kulan Dhiri Galin Iyo Tayayn Ah Uqabtay Shaqaalaha Jaamacada Admas, Gudoomiye kuxigenka Jamacadda Admas Xuseen C/laahi Maxamud...

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Ka Hadlay Garoomadii Kubadda Cagta Ee Gobolada Awdal Iyo Togdheer...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Dhalinyarada iyo CIyaaraha Somaliland ayaa ka hadlay garoomadii Kubada Cagta ee gobolada Awdal iyo Togdheer oo uu roobab dabaylo wataa...