Maamulka Puntland oo Ku Hanjabay Inay Laascaanood Qabsanayaan Iyadoon Dhiig Ku Daadan

0
Garoowe (Hargeisa Press) – Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa ku hanjabay inay qabsanayaan magaaladda Laascaanood oo ay gacanta ku dhigayaan. Waxaana hadalkani sheegay Wasiirka...

Dawladda Somaliya Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantay Heshiiskii DP World

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hor timid heshiis wadajir ah oo ay Somaliland, Itoobiya iyo shirkadda DP world ka gaadheen dekadda magaalada...

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Socdaal ugu Baxay Dalka Kenya + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa...

Xildhibaan Xasan Shahar Oo Fariin Adag U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Somalia, Ugana Digay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xildhibaan Xasan Cali Cabdi (Xasan Shahar) oo ka mida golaha deegaanka Hargeysa ayaa ka hadlay Madaxweynaha Cusub Ee Somalia, Ugana Digay Colaado Ka...

Agaasimihii Xafiiska Maamulka iyo Xidhiidhka Saxaafadda ee xisbiga KULMIYE Oo iska Casilay Xisbiga

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Aniga oo ah Agaasimihii Xafiiska Maamulka iyo xidhiidhka Saxaafadda ee xisbiga kulmiye ka dib Markii aan soo taabtay ina aanay jirin...

Garashada Waxa Xun Iyo Oggaalka Waxa San By: Mohamed Hagi Mohamoud

0
HargeisaPress —Cilmiga Theology waa cilmi maaddi ah oo lagu barto diimaha iyo waxa ka dhexeeya aadamaha. Waa cilmi falsafad ahaan aad u weyn oo...

Maayarka Hargaysa Oo Ka Hadlay Hanti Dhawraha Qaranka Oo Baadhitaan Ka Wadda Dawlada Hoose

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Hanti dhawraha qaranka ee Somaliland ayaa baadhitaan maaliyadeed ka bilaabay dawlada hoose ee Hargeysa, waxaanay xidheen xafiisyadii maaliyada si ay u baadheen. Maayarka...

“Sheekh Aadan Siiro oo weli ka hadlaya maayarka Hargaysa miyaad maqasheen? qabiil baa lagu...

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa dhaliilay sharcinimadda ay ku fadhiyaan golaha Guurtidda Somaliland in iyagoon sharciba ku joogin ay...

Saddexda Xisbi Ee Somaliland oo Ka Shiray Dardargelinta Hawlaha Doorashooyinka

0
Hargeisa (Hargeis Press) – Saddexda xisbi ee Somaliland ayaa maanta ka shiray dardargelinta hawlaha Doorashooyinka oo la filayo inay dalka ka qabsoonto 2021-ka. Waxaanay saddexda...

Dowladda Afghanistan oo Xukunka Ku Wareejineysa Taliban

0
Kabul (Hargeisa Press) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Afghanistan Abdul Sattar Mirzakwal, ayaa maanta sheegay in “xukunka si nabad ah loogu wareejin doono” dowlad ku-meel...