Ciidamada Nabad Sugida Somaliland Oo Hawl Gallo Ka Bilaabayay Maanta Kaantaroolada Magaalada Hargeysa Iyo Taliyaha Ciidanka Taraafikada Oo Ka Warbixiyay Ujeedada Hawl Galka

0
1077

Hargeysa, (HargeisaPress) — Ciidamada nabad sugida wadooyinka Somaliland ayaa saaka subaxii hore hawl gallo waxay ka bilaabeen Kaantaroolada magaalada Hargeysa,iyaga oo baadhsi xoogan ku samaynayay gaadiidka iyo wadayaasha baabuurta.

 

 

LEAVE A REPLY