Daawo Muuqaal: Wasiir Kuxigeenka Qorshaynta Somaliland Oo Kulan Dhiri Galin Iyo Tayayn Ah Uqabtay Shaqaalaha Jaamacada Admas

0
820

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiir Kuxigeenka Qorshaynta Somaliland Oo Kulan Dhiri Galin Iyo Tayayn Ah Uqabtay Shaqaalaha Jaamacada Admas, Gudoomiye kuxigenka Jamacadda Admas Xuseen C/laahi Maxamud Ayaa sharaxay Shaqaalaha Ka faaidaysanaya Tababarkan iyo ujeedada Tababarkan, waxanu xusay in shaqaalaha aan macaliminta ahayn loogu talo galay tababarkas. Daawasho Wacan.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here