Madbacadda Qaranka Somaliland Oo Soo Iibsatay Qalab Kala Duwan

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Madbacadda qaranka somaliland ayaa la soo degtay qalab kala duwan oo aad u casri ah, kaasoo ay qaarkood yihiin Offsets Full...

Badhasaabka Sool Oo Ceel Biyood Riigg ah Ka Dhagax Dhigay Xidh-xidh

0
Xidh-xidh (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qaani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta dhagax dhigay Ceel Biyood Riigg ah oo ku yaalla deegaanka Dhumay jihadda dhinaca hawdka...

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Mashaariic ay Fulisay Wasaaradda Gaadiidka Iyo Jidadku.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray mashaariic waaweyn oo dhismeyaal, dayac-tir iyo ibo-fur agab cusub isugu jirta oo ay...

“Cusbitaalka Burco baahiyo fara badan ayaa ka jira waxaanan ugu”….

0
Burco (Hargeisa Press): Agaasimaha cusbitaalka guud ee magaaladda Burco Cabdi Suudi Ibraahim, ayaa ka warbixiyay duruufaha ku gedaaman cusbitaalka Burco iyo baahiyaha ka jira. Waxaanu...

TOG-Wajaale: Raashin Dhacay Oo Laga Soo Celiyay Itoobiya

0
Tog-Wajaale (HP): Hay’adda dhawrista tayadda badeecadaha Somaliland ayaa baadhitaan iyo xaqiijin ku soo samaysay raashin dhacay oo laga soo celiyay dalka Itoobiya, kaasoo markii...

Xasuus: Arday 20 Sanno Ka Hor Wax Ka Bartay Jaamacadda Edna

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Dufcadii u horaysay ee umulisooyinka ka bartay jaamacadda Edna ee magaaladda Hargaysa ayaa hadhimo sharafeed u sameeyay Drs. Aadan Ismaaciil. Munaasibadda hadhimo...

Wasiirka Beeraha Oo Aafo Qaran Ku Tilmaamay Ayaxa Dalka Ku Habsaday

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland ayaa walaac ka muujiyay dhibaatadda uu Dalagyadii beeralayda u gaystay Ayax aad u fara badan oo ku...

Wasaaradda caafimaadka Somaliland oo sheegtay in 29 qof laga helay Covid-19, 48-kii saacadood ee...

0
Hargeysa (HargeisaPress)-Wasaaradda horumarinta caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisay in 29 qof laga helay xannuunka Covid-19, 48 saacadood ee u dambeeyey, iyada oo aanay jirin...

Ururka Jaamacadda Carabta oo Ka Hadashay Wada-hadalladii Dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Ururka jaamacadda Carabta ayaa ka hadlay wadahadaladii dhowaan dalka Jabuuti ku dhexmray dalalka Somaliland iyo Soomaaliya. Axmed Abuu Al-Qeyd oo ah...

WHO oo Ka Digtay Khafiifinta Xayiraadaha Coronavirus

0
Geneva (Hargeisa Press)- Madaxa hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ka digay in xilligan la debciyo xayiraadaha ay dalalka soo rogeen Fayraska Covid-19 awgii,...