“Cusbitaalka Burco baahiyo fara badan ayaa ka jira waxaanan ugu”….

0
489

Burco (Hargeisa Press): Agaasimaha cusbitaalka guud ee magaaladda Burco Cabdi Suudi Ibraahim, ayaa ka warbixiyay duruufaha ku gedaaman cusbitaalka Burco iyo baahiyaha ka jira.

Waxaanu agaasimuhu ugu baaqay bulshadda gobolka Togdheer in ay ka feejignaadaan faafintaanka caabuqa Corona virus.

Dr. Cabdi Suudi Ibraahim, waxa kaloo uu ka hadlay sababta keentay in qaybo ka mida adeegyadda uu cusbitalku bixiyo laga dhigo lacag.

Daawo: Dr. Suudi Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here