Gudoomiye Ku xigeenka Jaaliyadda Somaliland ee Netherlands Oo waxaba kama jiraan ku til-mamay Qoraalo lagu baahiyay Warbaahinta

0
943

Amsterdam (Hargeisa Press)— Gudoomiye Ku xigeenka jaliyada somaliland ee wadanka Netherlands Ahmed caydiid Ayaa waxaba kama jiraan ku til-mamay Qoraalo lasoodhigay Odaywayne News iyo Burco News.

Wuxuun a gudoomiye ku xigeenku sheegay inay Jaliyada aahan Sharciga wadankan Netherlands lala tagii doono ciid ku kacday beenta qaawan ee magac dilka ah.

Dhinaca kale gudoomiyu ku xigeenka jaliyada somaliland ee wadanka Netherlands wuxuu aad uu hambalyeeyay gudoomiye jaaliyada somaliland ee wadanka Netherlands oo markasta gaarab istaaga jaliyada oo hiil dhaqaale iyo mid aqooneedbaa la garbtaan markasta.

Ka jaliyada aahaan ma aqaabli doono qof muwaadina oo shacbkiisa uu shaqaynaya sii mu,tatawacnimo aah iin sharfiisa Ladhawaaco.

Gudintii iyo gabgabadii gudoomiye jaaliyada somaliland ee wadanka Netherlands
Wuxuu shacabka reer somaliland ee ku nool wadanka Netherlands uu soo jeediyaya inaa meel looga soo wada jeedsado shakhsiyaadaka arimahaas ku kacaya

ALLE Mahad Leh

LEAVE A REPLY