Ganacsatada Qaadka Kenya oo Cabasho Ka Muujiyey Qaad U Socday Puntland oo Dib Loo...

0
Nairobi (Hargeisa Press) – Ganacsatada Qaadka Miirooga ee dalka Kenya ayaa mar kale sida fiinta uga qayliyey Diyaarad siday 11 tan oo Qaad ah...

Somaliland: Wasaaradda Caafimaadka Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Xanuunka Covid-19 ah

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in kiisas cusub oo xanuunka Covid-19 ah laga helay dalka, dhawrkii maalmood ee u danbeeyay. Agaasimaha waaxda...

Ergooyin Nabadeed oo Gaadhay Degmada Widhwidh Ee Gobolka Buuhoodle

0
Widh-Widh (Hargeisa Press)- Ergooyin nabadeed oo kala duwan ayaa maalmahanba ku sii qul-qulaya deegaanka Saaxdheer ee gobolka Sool, halkaasoo la dhigay gogosha nabadaynta laba...

Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press) - Qof isku soo xidhay wax-yaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay maqaaxida Luul Yemeni oo ku taalla degmada Xamar Jajab ee Gobolka...

Xisbiga Kulmiye oo Shaaciyey Wakhtiga Uu Qabsoomi Doono Shirweynaha Afraad Ee Xisbigaasi

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddida qaban qaabada shir weynaha Xisbul-xaakimka Somaliland ee Kulmiye oo shaaciyey wakhtiga uu qabsoomaayo Shirweynihii afraad ee xisbigaasi. Xubnaha guddida qabanqaabada shirweynaha...

Militariga Gobolka Tigreega oo Dhoolatus Sameeyay

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Militariga gobolka Tigreega ayaa dhoolatus ka sameeyay halkaas xilli ay sare u kaceyso xiisadda ka dhex taagan gobolkan iyo dowladda...

Hoggaanka Xisbiga KULMIYE oo Hadhimo-sharafeed Ku Maamuusay qaar kamid ah Dhallinyaradii iyo haldoorkii Hormoodka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Hoggaanka sare ee xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa maanta hadhimo-sharafeed ku maamuusay  qaar kamid ah dhallinyaradii iyo haldoorkii ku suntanaa guushii xisbiga...

Duufaanta Isaias oo Ku Wajahan Florida iyo Gobollo Kale

0
Florida (Hargeisa Press)- Xarunta Qaran ee Duufaannada u qaabilsan Mareykanka ayaa xilli hore oo Sabtida maanta ah sheegtay in Duufaanta Isaias ay si “tartiib...

Shirkada Sompower oo Noqotay Dilaa Qarsoon oo Uu Qayb Ka Yahay Wasiirka Tamarta Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Tan markii ay qaar ka mid ah shirkadaha bixiya adeega korontada Caasimada Hargeysa ay ku midoobeen Shirkada la yidhaa SOMPOWER, waxa...

Covid_19 oo Dalal Badan Ku Soo Laba-kacleeyay

0
Vietnam (Hargeisa Press) – Dalalka dunida qaarkood ayaa waxaa ku soo laba-kacleeyay Fayraska dhaliya Xanuunka Covid_19, waxaana la diwaangeliyey Tirada kumanaan qof oo uu...