Somaliland: Wasaaradda Caafimaadka Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Xanuunka Covid-19 ah

0
919

Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in kiisas cusub oo xanuunka Covid-19 ah laga helay dalka, dhawrkii maalmood ee u danbeeyay.

Agaasimaha waaxda xidhiidhka dadweynaha ee wasaaradda caafimaadka Somaliland oo manta warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu danbeeyay ee caabuqa Corona virus ee guud ahaan dalkoo dhan.

Isagoona agaasimuhu wacyigelin u diray  qaybaha kala duwan ee bulshadda gaar ahaana ardayda dugsiyadda iyo jaamacadaha.

Daawo: Agaasimaha oo arrimahaas faahfaahin ka bixinaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here