Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Dirirta Colaadeed Ee Ka Taagan Deegaanada Koonfurta Gobolka Sool

0
1106

Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay dirir colaadeed oo ka taagan deegaanada Koonfurta gobolka Sool,waxanaa uu sheegay in ay jiraan dad kasoo horjeeda nabad laga dhex dhaliyo labadaasi Beelood.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here