Somalia: Doorashadii Guddiyada Xubnaha Ka Soo Jeeda Somaliland oo La Baabiiyay
Muqdisho (Hargeisa Press) – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay in la baabi’iyay doorashadii hoggaanka guddiyada doorashada ee xubnaha ka soo jeeda...
Maydadka 50 Qof oo Laga Helay Webiga U Dhexeeya Suudaan iyo Itoobiya
Khartoum (Hargeisa Press) – Sarkaal u dhashay waddanka Sudan, ayaa sheegay in masuuliyiinta gobolka Kassala ay ka heleen maydka ku dhawaad 50 qofood webiga...
Waa Kuma Cabdirisaaq Khaliif, Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiillada Somaliland?
Hargeysa (Hargeisa Press) – Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Somaliland kadib tartan adag oo dhex maray Xildhibaan Yaasiin...
Madaxweyne Biixi oo Kulan La Qaatay Shirguddoonka Cusub Ee La Doortay
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shir-guddoonka cusub ee maanta loo doortay golaha Wakiillada ee...
Guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland oo La Doortay
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xildhibaanada cusub ee golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta doortay guddoomiye cusub, kadib doorasho ka dhacday xarunta golahaasi ee magaalada Hargeysa.
Doorashadan...
Somaliland:W.Arrimaha Gudaha Oo Mucaaradka Ku Eedeeyay In Ay Qalalaase wadaan
Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa wax laga xumaado iyo kicin dadweyne ku tilmaantay hadal uu maanta jeediyay guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe.
Hadalkaasi...
Hargaysa: Shirka Horumarinta waxbarashadda Oo Furmay
Hargaysa (HP): Waxaa maanta magaaladda Hargaysa ka furmay shirka horumarinta waxbarashadda ee Somaliland.
Shirkaasi oo bishiiba mar ay yeeshaan wasaaradda waxbarashadda Somaliland iyo haayadaha caalamiga...
Baashe Maxamed Faraax Oo Faahfaahin ka Bixiyay Waajiboodkooda Beri
Hargaysa (H): Guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland ee wakhtigoodu dhamaaday ayaa sharaxaad ka bixiyay qaabka iyo hanaanka uu u qabsoomayo fadhiga beri ee golaha cusub.
Baashe...
“Waxaynu joognaa guul” Wasiir Koore
Hargaysa (HP): Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa sheegay in la gaadhay dhamaadka guusha doorashadii dalka ka qabsoontay 31-kii bishii May ee sanadkan.
Maadaama oo berri ay...
“Ninka ugu da’da weyni hadduu musharax yahay ma guddoominayo golaha”…
Hargaysa (Hargeisa Press): Siyaasi C/qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa fasiraad sharci ka bixiyay dariiqa loo marayo shir-guddoominta fadhiga koowaad ee gilaha Wakiiladda Somaliland ee...