“Waxaynu joognaa guul” Wasiir Koore

0
508

Hargaysa (HP): Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa sheegay in la gaadhay dhamaadka guusha doorashadii dalka ka qabsoontay 31-kii bishii May ee sanadkan.

Maadaama oo berri ay tahay fadhigii koowaad ee golaha Wakiiladda cusub iyo doorashadda shir-guddoomka hogaamin doona golahaasi.

Kadib muddo bilooyin ah oo lagu soo jiray ololihii doorashadda dhaarintii goleyaasha deegaanka iyo tan ugu danbaysay ee berito.

Saleebaan Cali Koore, ayaa kula dar-daarmay xildhibaanadda golaha Wakiiladda in masiirkii goluhu uu gacantoodda ku jiro, isla markaana ay fadhiga berito gacanta u taagaan cidda ku haboon hogaaminta golaha.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here