Baashe Maxamed Faraax Oo Faahfaahin ka Bixiyay Waajiboodkooda Beri

0
531

Hargaysa (H): Guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland ee wakhtigoodu dhamaaday ayaa sharaxaad ka bixiyay qaabka iyo hanaanka uu u qabsoomayo fadhiga beri ee golaha cusub.

Baashe Maxamed Faarax, oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay iyagu leeyihiin sugidda iyo ilaalinta nabadeliyadda golaha.

Waxa kaloo uu tilmaamay Baashe, in sidoo kale in ay iyaga masuuliyadoodu berito tahay casuumidda dadka aan xildhibaanadda ahayn ee fadhigaasi ka soo qayb gelaya.

Iyo sidoo kale dimaaninta guur ahaaneed golaha maadaama uu kal-fadhigii koowaad ka qabsoomayo xarunta golaha ee magaaladda Hargaysa.

 

DAAWO: Baashe Oo arrimahaasi Faahfaahinaya:

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here