Golaha Wakiiladda Somalilad Oo Ansixiyay Xeer Hoosaadka Golahaasi

0
Hargaysa (HP): Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeer hoosaadka golahaasi oo maalmahanba ay xildhibaanadu ku guddo jireen doodiisa iyo...

Golaha Deegaanka Burco Oo Loo Qabtay Tababar Ku Saabsan Barashadda Dastuurka

0
Burco (HP): Wasaaradda xidhiidhka goleyaasha Somaliland ayaa maanta magaaladda Burco ka daah-furtay barnaamijka barashadda dastuurka, shuruucda iyo waddaniyadda. Waxaana munaasibadaasi goob joog ka ahaa agaasimaha...

Wasaaradda Caafimaadka Oo Burco Ka Daah-furtay Wejiga Saddexaad Ee Talaalka Covid-19

0
Burco (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer ka daah-furtay wejiga saddexaad ee talaalka xanuunka Coronavirus. Waxaana munaasibadaasi ka soo...

Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Oo Laascaanood Ka Daah-furtay Barashadda Dastuurka iyo Waddaniyadda

0
Laascaanood (HP): Wasaaradda xidhiidhka goleyaasha qaranka iyo arrimaha dastuurka ee Somaliland ayaa maanta magaaladda Laascaanood ka daah-furtay barnaamijka barashadda dastuurka, shuruucda iyo waddaniyadda. Waxaana barnaamijkaasi...

Somaliland: Maxaabiis U Xidhnaa Falal Argagixiso Oo Maanta La Sii Daayay

0
Hargaysa (HP): Waxaa maanta xabsiga dhexe ee magaaladda Hargaysa laga sii daayay shan maxbuus oo muddo ku dhaw labaatan sanadood ku xidhnaa halkaasi. Maxaabiistaasi ayaa...

Xildhibaano Ku Fashilmay Doodaha Ka Socda Golaha Wakiilada Iyo Qaar Isku Muujiyey..Warbixin Gaar Ah

0
Hargeisa—Xildhibaano Ku Fashilmay Doodaha Ka Socda Golaha Wakiilada Iyo Qaar Isku Muujiyey..Warbixin https://youtu.be/XsWnm4NBL-w

Wejiga Saddexaad Ee Talaalka Covid-19 Oo Laga Daah-furay Laascaanood

0
Laascaanood (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ka daah-furtay wejigii saddexaad ee talaalka caabuqa Covid-19. Talaalkaasi oo noqonaya kii...

Wasiirka Maaliyadda Oo Gabiley Ka Daah-furay Barnaamijka PFM-ka

0
Gabiley (HP): Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa maanta magaaladda Gabiley ka daah-furay barnaamijka lagu tababarayo shaqaalaha mashruuca PFM ka ee horumarinta iyo maamulka maaliyadda. ...

“Aad baan ugu mahad celinayaa wasiirka iyo agaasimaha guud waxay ahayd Warran”…

0
Hargaysa (HP): Agaasimaha idaacadda qaranka somaliland ee Radio Hargeisa Axmed    (Axmed-shiine), ayaa masuuliyiinta wasaaradaasi ku bogaadiyay dedaalka ay u galeen sidii dalka loo keenni...

Somalilad: Kulan Ku Saabsan Siyaasadda Beeraha Oo Hargaysa Ka Furmay

0
Hargaysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland Rooble Cabdi Muuse, ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka furay kulan-hawleed Lagaga hadlayo siyaasadda heer qaran...