Wasaaradda Caafimaadka Oo Burco Ka Daah-furtay Wejiga Saddexaad Ee Talaalka Covid-19

0
387

Burco (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer ka daah-furtay wejiga saddexaad ee talaalka xanuunka Coronavirus.

Waxaana munaasibadaasi ka soo qayb galay isku-duwaha, agaasimaha waaxda adeegga caafimaadka cusbitaaladda, maayarka magaaladda Burco, Isku-duwaha wasaaradda caafimaadka ee Togdheer iyo masuuliyiin kale.

 

 

DAAWO: Warkaasi:

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here