Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Oo Laascaanood Ka Daah-furtay Barashadda Dastuurka iyo Waddaniyadda

0
441

Laascaanood (HP): Wasaaradda xidhiidhka goleyaasha qaranka iyo arrimaha dastuurka ee Somaliland ayaa maanta magaaladda Laascaanood ka daah-furtay barnaamijka barashadda dastuurka, shuruucda iyo waddaniyadda.

Waxaana barnaamijkaasi mudadda uu socdo lagu barayaa oo loo qabtay xildhibaanadda golaha deegaanka ee degmadda Laascaanood.

Daah-furka barnaamijkaasi waxaa ka qayb galay badhasaabka gobolka Sool, maamulka dawladda hoose ee Laascaanood, iyo masuuliyiin ka socday wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka.

 

DAAWO: Warkaasi:

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here