Suldaan Madaxweynaha Uga Mahad Celiyay Magacaabista Wasiirka Cusub Ee Khaarejiga
Hargaysa (HP): Suldaan Barre Xaaji Xuseen, oo ka mida madax dhaqameedka Somaliland ayaa madaxweyne Biixi ku hanbalyeeyay magacaabista wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Somaliland.
Waxaanu...
Muqdisho: Soo Xulista Xildhibaanadda Goboladda Woqooyi Oo Heshiis Laga Gaadhay
Muqdisho (HP): Waxaa maanta is-afgarad laga gaadhay murankii muddooyinkanba ka taagnaa arrimaha doorashooyinka ama soo xulista xildhibaanadd alaba aqal ee goboladda Woqooyi ee dalka...
“Waa muhiim in wasaarradaha dawladu ay isku aragti noqdaan”…
Hargaysa (HP): Agaasimaha Telefishanka qaranka Somaliland C/rasaaq Cismaan Maxamed, ayaa sheegay in ay muhiim weyn leedahay in wasaarradaha iyo haayadaha dawladu ay ka midaysnaadaan...
Tababar Ku Saabsan Wadda Xidhiidhka Wasaarradaha Dawladda Oo Hargaysa Lagu Qabtay
Hargaysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka furay tababar ku saabsan hanaanka wada xidhiidhka ee wasaarradaha iyo haayadaha dawladda.
Tababarkaasi...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Loo Mgacaabay
Hargaysa (HP): Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Ciise Kayd, ayaa ka dareen celiyay wasiirnimo ee uu dhawaan...
Wargayska Financial Times oo Sheegay in Somaliland isu diyaarinayso ka qayb galka dagaalka dekedaha
Hargeysa,(HargeisaPress) -Wargeyska Financial Times oo ah Wargays caan ah kana faalooda Arrimaha ganacsiga iyo dhaqaalaha ayaa Warbixin dheer ka qoray 2-dii Bishan Marsada weyn...
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibedda Itoobiya
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wasiiru-dawlaha arrimaha siyaasadda ee wasaaradda arrimaha dibedda dalka Itoobiya, Mr. Redwan...
Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Tababar U Soo Xidhay Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda
Hargaysa (HP): Tababar muddo laba maalmood ah u socday xildhibaanadda golaha Wakiiladda Somaliland oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda xidhiidhka goleyaasha ayaa shalay la...
“Nabadgeliyadda iyo wanaaga dalkeena ka jiraa dhalinyaradda ha u muuqdo dadkii”…
Hargaysa (HP): Wasiirka cusub ee wasaaradda horumarinta biyaha ee Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan), ayaa ka dareen celiyay xilka cusub ee uu shalay u...
Laascaanood: Dufcadii Saddexaad Ee Gabdhaha Shaqo Qaran Oo Shahaadooyin La Guddoonsiiyay
Laascaanood (HP): Guddoomiyaha barnaamijka shaqo qaran Maxamed Xuseen Mu’adinka, ayaa tababar u soo xidhay dufcadii saddexaad ee Gabdhaha dhamaystay tababarka waxbarashadda madaniga ah ee...