Hargaysa: Taliye Dabagale Oo Xadhiga Ka Jaray Saldhiga Booliska Xaafadda Sh.Nuur

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland Sareeye guuto Maxamed Aadan Saqadhi, ayaa maanta xadhiga ka jaray dib u habayn lagu sameeyay saldhiga booliska...

Dawladda Itoobiya Oo Sheegtay Inay Xoojinayso Isticmaalka Dekedaha Gobolka Ee Ta Somaliland Ka Mid...

0
Addis Ababa (HargeisaPress) – Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa sheegtay inay kordhinayso Tirada Dekedaha ay Isticmaasho, maaddaama oo Itoobiya tahay dal dhul ahaan ballaadhan oo...

Madaxweynaha Oo Qaabiley Safiirka Cusub Ee Itoobiya U Soo Magacaabay Somaliland

0
Hargaysa,(HargeisaPress) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka cusub ee dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday...

Xafiiska Taiwan Ee Hargeysa Oo Bilaabay Inuu Ganacsatada U Fiiseeyo Baasaaboorka Somaliland

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Xafiiska Dawladda Taiwan ka furatay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa si rasmiya u bilaabay shaqadiisa. Xafiiska Taiwan ee Hargeysa ayaa shaqooyinka uu...

Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqday In La Sii Wado Wada-hadalladii Guddiyada Farsamo Ee Somaliland...

0
New York (HargeisaPress) – Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa War-bixin u jeediyey Golaha amaanka Qaramada Midoobay oo...

Shirkadda Telesom Oo Deeq Gurmad Ah Gaadhsiisay Degmadda Sallaxley

0
Sallaxley (HargeisaPress)-Shirkada Telesom ayaa deeq ka kooban 2 Kun oo Jiingadood iyo 500 oo Kiish oo Sibidh ah gaadhsiisay Xarunta degmadda Sallaxley oo Waxyeelo...

Xisbiga UCID Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

0
Hargeysa (HargeisaPress)-Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa shahaado sharaf uu ku mutaystay shaqada uu qaranka u hayo gudoonsiiyay guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland Farxaan...
Madaxweyne Biixi

Madaxweynaha JSL Oo Shacabka Ku Hambalyeeyey Curashada Sannadka Cusub Ee Hijriyada Islaamka Ee 1442-ka

0
Hargeysa (HargeisaPress)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa guud ahaan shacabka Somaliland ku bogaadiyay curashada sannadka cusub ee islaamka ee 1442-ka. War ka soo baxay madaxtooyada...

Shiinaha iyo Soomaaliya way ku Karaamo Seegayaan Dagaalka ay Kula Jiraan Somaliland iyo Taiwan

0
Hargeysa—Dowladda Shiinaha ee uu hoggaamiyo Xisbiga Shuuciga ah iyo dowladda aan iskeed isku maamulin ee Soomaaliya, ayaa si isku mid ah uga qayliyey xafiiska...

Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Xayiradii Ka Qaaday Wargeyska Hubsad

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Maxkamada sare ee Somaliland ayaa maanta xayiraadii ka qaaday Wargeyska Hubsad oo muddo shan sanno ah ay xayiraadi saarnayd.  Dacwada Wargeyska Hubsad ayaa Maxkmadda hor...