Warshada FRENCH PASTRY Oo Wacdaro ka dhigtay Carwada Ganacsiga Hargeysa + DAAWO SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Warshada FRENCH PASTRY oo ka mida ah Warshadaha ugu Casriyaysan Somaliland, isla markaana samaysa Keegaga Kala Duwan, Keegaga Aroosyada, roodhida Macmacaanka leh...

Fanaannadda Weyn Sahra Halgan Oo Xarunta Dhaqanka Iyo Dalxiiska Ee Hiddo Dhawr Ka Furtay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —  Fanaannadda Caanka ah ee Reer Somaliland Sahra Halgan, ayaa Xarun Hiddaha iyo Dhaqanka ah oo loo bixiyay HIDDO DHAWR ka furtay Hargeysa.Goobtan...

Xabbad Joojin Ka Hirgashay Qaza iyo Falastiiniyiinta Oo Guul Weyn U Dabaal Degaya

0
GAZA,(HargeisaPress) —Falastiiniyiinta ayaa u dambaal degaya guul ay sheegeen inay ka gaadheen Dagaalkii 7-da todobaad socday ka dib markii Falastiiniyiinta iyo Israel isku raaceen...

ku xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka Ingiriiska Oo Kulan La Qaatay Madaxweyne Siilaanyo,Kormeerna Ku Tagay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —  Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo ku xigeenka lataliyaha Amniga Qaranka Ingiriiska(Deputy National Security Adviser) Mr. Julian Miller oo shalay safar ku...

Shirkadda AL- Xayaat Furniture Oo Alaabooyinkii ugu Dambeeyey ku soo Bandhigay Carwada Ganacsiga Hargeysa...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Shirkadda AL- Xayaat Furniture oo ka mida ah shirkadaha ugu caansan Somaliland, isla markaana keenta Aagabka Guryaha, Xafiisyada , Go’gosha, Hurdada, iyo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti oo ka hadlay Toogashadii ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Jabuuti

0
Jabuuti,(HargeisaPress) — Wasiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegay inaysan jirin wax dhibaato ah oo kasoo gaadhay toogashadii shalay gudaha garoonka diyaaradaha Jabuuti ka...

Musharaxa Madaxtinimo ee Xisbiga UCID Faahfaahiyay Oo Waxyaabaha Ay Kala Hadleen Qaadhaan bixiyeyaasha Doorashada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa Sharaxaad ka bixiyey Kulamo  Shalay dhex maray Asxaabta Mucaaradka ah iyo Qaadhaan bixiyeyaasha Doorashada...

Maayarka Hargeysa Oo Dhagax Dhigay Garoonka Degmadda Macalin Haaruun Ee Bariga Hargeysa + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelko, ayaa dhagax dhigay garoonka kubadda cagta ee Degmadda Macalin Haaruun ee xaafadda New Hargeysa. Garoonkan cusub oo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Kormeeray Haamaha Shidaalka Berbera iyo Xarunta Ciidanka Xeebaha, Kuna Soo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa saaka soo kormeeray Mashaariic ka socota Haamaha Shidaalka Berbera iyo Xarunta Ciidanka ilaalada Xeebaha ka hor intii aanu dib...

Yes-sports Holland oo qalab ciyaareed gudoonsiiay maamulka ciyaaraha Awdal iyo + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Ururka Yes-sports Holland oo qalab ciyaareed gudoonsiiay maamulka ciyaaraha Awdal iyo Salal Ururka Yes-sports ee fadhigiisu yahay dalka Holland ayaa maanta soo gaadhsiiya deeq...