Warshada FRENCH PASTRY Oo Wacdaro ka dhigtay Carwada Ganacsiga Hargeysa + DAAWO SAWIRRO

0
1115

DSC02567Hargeysa,(HargeisaPress) — Warshada FRENCH PASTRY oo ka mida ah Warshadaha ugu Casriyaysan Somaliland, isla markaana samaysa Keegaga Kala Duwan, Keegaga Aroosyada, roodhida Macmacaanka leh iyo gebi ahaanba  keegaga Xafladaha gaarka ah iyo Cuntooyinka Fudud ayaa  Carwada Ganacsiga Hargeysa ku soo Bandhigtay fursado qiime-dhimis ah oo la xidhiidha Waxsoo saarkeeda ay iibiso.

Dadweynaha soo booqanaya goobta ay carwadu ka socoto ee Maansoor ayaa si gaar ah u soo dhoweeyay qiime-dhimista Warshada FRENCH PASTRY Samaysay iyo wax soo saarkeedu.

DSC02563

Haddaba Maamulka Warshada FRENCH PASTRY waxa uu dadweynaha u ballanqaadday inay sidii ay horeba uga barteen ay mar walba ka heli doonaan Keegag casri ah ee xafladaha iyo aroosyada, isla markaana tayo leh, iyagoo ahmiyada siinaya sidii ay u raaligelin lahaayeen macaamiisha Warshada FRENCH PASTRY.

 

Maayirka Hargeisa oo Sharxayo Warshada FRENCH PASTRY
Maayirka Hargeisa oo Sharxayo Warshada FRENCH PASTRY

Si kastaba ha ahaatee Warshada FRENCH PASTRY waxa uu ku leeyahay kaalay oo ka faa’idayso maalmaha yar ee jaaniska carwadaasi socoto inta aanay fursaddaasi kaadhicin.

DSC02498

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here