Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Qaatay E-Basaborka Cusub ee Dhawaan La Soo daabacay + SAWIRRO

0
879

EPASSHargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriaydda Somaliland Axmed Maxmaed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Maanta Xadhiga ka Jaray qaadashada Baasaboorka Cusub ee dhawaan dawladu soo Daacaday, kaasi oo ay ku badashay Basaboorkii hore, Madaxweynaha oo Saaka Booqday Xarunta Laanta Socdaalka ee Magaaalada Hargeysa ayaa waxa halkaasi lagu siiyey Basaboorkii ugu horeyey ee nooca cusub ee Electorika ah, waxanu madaxweynaha Madashaasi ka jeediyey Hadal ku saabsan qiimaha uu leeyahay Basaboorku waxanu tilmaamay in Xukumadiisa ay ka Go’antahay in ay Hirgaliso sidii waddamo badan loogu taggi lahaa Basaboorka Somaliland, waxa kale oo uu sheegay in Qofkasta oo Somaliladn ahi uu qaadan akro Basaboorkiisa.

EPASS 43

Dhanka kale waxa faahfaahin ka Bixiyey Qiimaha Lacagta eek u baxday iyo sidda uu Basaboorkani uu yahay mid taydiisu aad u fiican tahay Taliyaha Laanta Socdaalka Maxamed yusuf Cambaro waxanu tilmaamay in xukumadu ku guulesytay in ay soo dabacdo basaboorkasi cusub.

epass32

 

 

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here