Golaha Guurtida Somaliland oo Ku Baaqay In Wax Laga Qabto Tayada Waxbarashadda Dawliga

0
711

Hargeysa (HargeisaPress)- Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhi ay saaka yeesheen islamarkaana uu shir-gudoominayay guddoomiyaha golahaasi, waxa ay Xildhibaanadu dood adag ka yeesheen xaalada waxbarasho ee dalka, Iyagoona ku baaqay in waxlaga qabto tayada waxbarashda dawliga ah.

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here