Madaxweyne Ku-Xigeenka JSL Ayaa Ka Qayb-Galay Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland + SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Madaxweyne ku-xigeenka JSL Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb-galay xuska maalinta dhalinyarada Somaliland, taas oo ku astaysan maalintii ay dhagaxa...

Xisbiga KULMIYE oo Aqbalay Murrashaxnimada Aqoonyahan Cabdiqaadir Camash oo u tartamaya golaha deegaanka Gabiley...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa si rasmi ah u aqbalay murrashaxnimada Aqoonyahan Cabdiqaadir Muxumed Guuleed Camash oo u tartami doona golaha deegaanka ee...

Hargeysa: Qaddo Sharaf Loo Sameeyay Agaasimaha Cusub ee TV-ga Qaranka Somaliland

0
Hargaysa (HargeisaPress)–Masuuliyiinta iyo wariyeyaasha ka hawl gala telefishanadda madaxa banaan ee Somaliland ayaa Qaddo sharaf u sameeyay agaasimaha cusub ee TV-ga qaranka Somaliland. Munaasibadda Qadadda...
Madaxweyne Biixi iyo James Swan

Somaliland oo Qaramada Midoobay U Dirtay Dhukumanti Ka Kooban 7 Bog

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa Qaramada Midoobay la wadaagtay Habka ay doonayso inay u wada shaqeeyaan, ka dib markii Khilaaf culus soo...
Kulanka Wasiirka Biyaha, Badhaasabada iyo Maayirada Dalka

Ujeedadda Kulan Laba Geesood Ah oo Dhexmaray Wasiirka Biyaha, Badhaasabada iyo Maayirada Dalka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Wasiirka wasaaradda horumarinta khayraadka biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa maanta kulan la yeeshay badhasaabada iyo maayirada gobolada dalka. Kulankan oo...
Donald Trump

Trump oo Ka Baxsaday Markii Labaad Maxkamaddayntii Guurtida Ee Dimuqraadiyiinta, Muxuu Xaalkiisu Ku Danbayn...

0
Washington (Hargeisa Press) — Madaxweynihii hore ee lagaga adkaaday doorashadii Maraykanka ee natiijadeedu muranka baddan dhalisay, Trump, ayaa markii labaad dirqi kaga baxsaday Dimuqraadiyiinta. Trump,...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) –Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo badhtamaha caasimadda Hargeysa loogu sameeyey suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo kamid...

Suldaan ka soo jeeda Saldanad Fac-weyn oo ka baxay Qaranka Somaliland

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Allaah ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa uu ka soo jeeday saldannad guun ah oo abtirsatay, soona unkantay dabayaaqada qarnigii 16-aad. Waa...

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Fariin U Diray Xubnaha Shaqaalaha Dawladda Ka Tirsan...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha dawladda Somaliland Md Farxaan Aadan Haybe ayaa ku wargeliyey dhammaan shaqaalaha dawladda Somaliland ee doonaaya in ay u tartamaan doorashooyinka Goleyaasha...

Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka Oo Abaal Marino Guddoonsiiyey Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Sannadkii Tegay Ee...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Guddida Koomiishanka Xuquuqal Insaanka  Somaliland ayaa abaalmarino kala duwan guddoonsiiyey shaqaalihii ugu wanaagsanaa sannadkii tegay ee 2020-kii shaqaalaha Koomiishankaasi. Shaqaalahan oo muujiyey sannadkii ina dhaafay...