Maxkamadda Ciidamada Millatariga Somaliland oo Dil Ku Xukuntay Askari Ka Tirsan Milatariga

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Maxkamadda Ciidamada Millatariga Somaliland ayaa waxa ay maanta dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsan milatariga Somaliland. Askarigan maxkamada Ciidamadu...
Maxamed Muuse Gamteesa

Maxbuuskii 20 Sano Ku Xidhnaa Xabsiga Hargeysa oo Lacag Lagu Wareejiyay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Maxamed Muuse Gamteesa oo ahaa nin ka soo jeeda Qowmiyada Oromada oo xabsiga Hargaysa laga sii daayay kadib muddo 20...
Mujaahid Cabdisalaan Turki

Mujaahid Cabdisalaan Turki oo Baaq U Diray Xisbiyada iyo Komishanka Doorashooyinka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Mujaahid Cabdisalaan Maxamuud Jaamac (Cabdisalaan-Turki), oo ka mid Mujaahidiintii SNM, ayaa ka digay wax kasta oo nabadgalyada iyo xasiloonida dalka...
Cali Mahdi Maxamed oo lagu aasay Muqdisho

Madaxweynihii hore Ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada...

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa maanta aas qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho, waxaana salaada...
faysal-cali-waraabe-oo-fariin-u-diray-xasan-sheekh-weerar-afka-ahna-ku-qaaday-farmaajo

Faysal Cali Waraabe: Dagaalkii Lala Galay Dowladii Kacaanka, Wuxuu Ahaa Dagaal Lagu Doonayay In...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in markii Ingriiskii dalka ka tagay ay reer Somaliland galeen gumaysi...
Madaxweyne Biixi

Warbaahinta Dunida oo Waxka Qoray Hadal Ku Jiray Khudbad-sanadeedkii Madaxweyne Biixi Ka Jeediyay Baarlamanka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Warbaahinta dunida qaarkood, ayaa wax ka qoray hadal ku jiray Khudbad-sanadeedkii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu Toddobaadkan u jeediyey...
Ganacsade Maxamed Aw Siciid Geeddi

Dowladda Imaaraadka oo Ganacsade Maxamed Aw Siciid Siisay “Golden VISA”

0
Dubai (Hargeisa Press) – Dowladda Imaaraadka Carabta, ayaa Ganacsade Maxamed Aw Siciid Geeddi oo ah Guddoomiyaha shirkadda MSG siisay dal ku galka dahabka ah...

Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ansixiyay Ajandaha Kal-Fadhigooda 45aad

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Fadhigaas waxa shirgudoominaayay gudoomiyaha golaha wakiilaada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa ku sugnaa 42 xildhibaan, in ajandahaas la ansixiyo waxa...
Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyey Natiijada Hordhaca Ah Ee Diiwaangelinta Codbixiyayasha

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Guddiga Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay Natiijadda Hor-dhaca ah ee Diiwaangelinta Codbixiyayasha Jamhuuriyadda Somaliland. Natiijaddan ayaa sheegaysa Tirooyinka...

Madaxweyne Ku-Xigeenka JSL Oo Ka Qayb-Galay Munaasibad Lagu Xusaayay Maalinta Haweeneynaha Adduunka Ee 8...

0
Hargeysa (HargeisaPress)  – Munaasibadaas oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda shaqo-gelinta, qoyska iyo arrimaha bulshada Somailand waxa hadal ka jeediyay agaasimaha guud ee wasaaraddaas, waxaanuu...