Talaalka Covid-19 oo La Filayo Inuu Somaliland Soo Gaadho

Hargeisa (Hargeisa Press) — Wasiirka Horumarinta caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi Bade ayaa sheegay in dhawaan la filayo in talaalka xanuunka karoona fayras  uu...

Xukuumadda Oo qorshaysay In Ay Dhaqaale Badan Ka Soo Xareyso Ruqsadaha Kala duwan Oo...

Hargeysa,(HargeisaPress)–Xukuumadda Somaliland, ayaa dejisay qorshe ay lacago badan kaga soo xaraynayso goobo kala duwan oo aan hore qaarkood cashuur looga qaadi jirin, kuwaas oo...

UK oo Imaaraatka Ku Dartay Liiska Cas

London (Hargeisa Press)— Imaaraatka Carabta, Burundi iyo Rwanda ayaa lagu daray "liiska cas" ee dalalka laga mamnuucay in dadkoodu ay safarro ku tagaan UK. Tallaabada,oo...

Qarax Miino oo Lagu Weeraray Askar Ka Tirsan Ciidanka Kenya

Mandheera (Hargeisa Press) — Ugu yaraan hal sarkaal oo ka tirsan ciidamada amaanka Kenya ayaa lagu dilay seddex kalena waa lagu dhaawacay fiidnimadii Arbacada...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Tabobar...

Hargeysa(HargeisaPress)–Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Maxamed Yuusuf Ismaaciil iyo guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Sakariye Axmed Muxumed ayaa tabobar...

Madaxweynaha JSL Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Safiirka Dalka Denmark + SAWIRRO

Hargeysa (HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Denmark Amb: Ole Thonke. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qaabilay safiirka dalka...

Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Murrashax Aadan Jaamac Xaddi + SAWIRRO

Hargeysa,(HargeisaPress)- Xisbiga KULMIYE ee haya talada dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo dhaweyn iyo aqbalaad u sameeyey murrashax Aadan Jaamac Xaddi oo ka mid noqday...

Mid Ka Mid Ah Musharaxiinta Somalia oo Ka Garaabay Xasuuqii Loo Gaystay Somaliland, Kuna...

Muqdisho (Hargeisa Press) — Cabdinaasir Cabdille ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliya islamarkaana ah  musharax u taagan doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka garaabay xasuuqii loo...
Madaxweyne Biix iyo Wasiir Maxamed Kaahin

Madaxweyne Biixi oo Booqday Wasiir Maxamed Kaahin oo Cisbitaal La Dhigay

Hargeisa (Hargeisa Press) — Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Shalay Xaalad Caafimaad loo dhigay Cisbitaalka Gargaar ee Magaalada Hargeysa. Wasiir...
Dekedda Berbera

Somaliland oo Shirka Maalgashiga Uk iyo Afrika Ku Soo Bandhigtay Suuqyada Dekedda Berbera

London (Hargeisa Press)— Xukuumadda Somaliland ayaa doonaysa inay ku qanciso ganacsiyada, shirkadasha iyo maalgashadaayaasha dalka Ingiriiska inay ku dhiiradaan inay qayb ka noqdaan iskaashiga...

Latest News