Badhasaabka Sool Oo Soo Saaray Go’aamo La Xidhiidha Covid19

0
Laascaanood (HP): Maamulka gobolka Sool  ee Somaliland ayaa soo saaray go’aamo lagaga gaashaamanayo in uu dalka ku soo faafo xanuunka dunida aafeeyay ee Covid19. Waxaanay...
Xisbiga KULMIYE

KULMIYE: Siraha Khiyaamo Ee U Qorshaysan Labadda Wadaad Qarraxa Kusoo Socda iyo Utumaha U...

0
Hargeysa(HargeisaPress)-Inkastoo Shacabka Somaliland Badankiisu hadalhayo Marxalada Siyaasadeed ee Wakhtigan Dalku Marayo, haddana Waxa aan muran ka joogin, in Damacyo isdhaafsani  ka dhex guuxayaan Xisbi...

Somaliland: Wasiir Ka Hadlay Kufsi Ka Dhacay Xarunta Agoomaha Hargaysa

0
Burco (HP): Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Somaliland ayaa  dhaliilay qaabkii loo buun-buuniyay dhacdadii gabadh yar oo la sheegay in lagu kufsaday xarunta caruurta aan waalidka...

Tahriibeyaasha Dhinaca-Badda kasoo Gelaya Ingiriiska oo Sare U Kacay Sannadkii 2022

0
London (Hargeisa Press) – In ka badan 45,000 oo qof oo muhaajiriin ah, ayaa sannadkii dhamaaday ee 2022, dhinaca badda ka galay dalka Ingiriiska,...

Dowladda Itoobiya oo Magacowday Guddiga Wadahadal La Fura TPLF

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Dowlada Itoobiya, ayaa waxaa ay magacawday guddi wadahadal la geli doona falaagada gobolka Tigreega ee TPLF ee dagaalka ay...

Siyaasi Cabdillaahi-dheere: “Cadaawada Habar Lamaan Maaha Mid La Kowsatay Caare iyo Bixitaankiisa”

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumaddii Axmed Siillaanyo Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere), ayaa ku taliyey in xal waara laga gaadho colaada...

Jig-jiga: Guddiga Xakamaynta Faafitaanka Coronavirus Oo Xidhay Meherrado Ganacsi

0
Jig-jiga (HP): Guddiga ka hor taga faafitaanka caabuqa Coronavirus ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa qaaday tallaabooyin ad-adag oo lagu soo rogay bulshadda gaar...

Xisbiga WADDANI Oo Soo Dhaweeyay Qarraarka Maxkamadda Sare

0
Hargaysa (HP): Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa soo dhaweeyay qarraarka ay maanta maxkamadda sare ee Somaliland ka soo saartay furista ururadda siyaasadda. Guddoomiyaha...

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray dawladda iyo Shacbiga Jabuuti

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa tacsi u diray madaxweynaha dalka jamhuuriyadda Jabuuti iyo shacbi weynaha dalkaasi geeridda ku timid Marxuum...

Ceel-Afweyn: MCH Laga Hirgeliyay Deegaanka Beer-wayso

0
Ceel-Afweyn (Hargeisa Press): Maayarka degmadda Ceel-afweyn iyo guddoomiyaha haayadda maxaliga ah ee TAAKULO ayaa dhagax dhigay xarun caafimaad oo laga hirgelin doono deegaanka Beer-wayso...