Xukuumada Somaliland oo ka hadashay muwaadin reer Somaliland Ah oo Muqdisho lagu diley

0
636

Hargeysa,(HargeisaPress)–Wasiiro xukuumada Somaliland ayaa ka hadlay marxuum cabdinaasir muuse dahable oo habeenkii xalay lagu diley magaalada muqdisho kaasi oo ahaa muwaadin reer Somaliland una shaqaynayay haayada ICAO

Masuuliyiinta Somaliland ee ka dilkan foosha xun leh ee loogaystay marxuuumkan ayaa maamulka somaliya ugu baaqay In ay soo direen maydkiisa si eheladiisu u aastaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here