Golaha Wakiiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyey Xeerka Doorashooyinka

0
274

Hargeysa,(HargeisaPress)– kal Fadhigii 16aad Todobaadkii 9aad ee Kalfadhiga 7aad, ee Golaha Wakiiladda JSL, oo uu shirgudoominaayo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon, ayaa saaka Mudanaayshu Cod aqlabiyadda ku ansixiyeen Xeerarka Dooroshooyinka isku sidkan.

1. Gollaha oo ay ka soo xaadireen 73 xildhibaan ayaa xeer Lr.14 waxa sidii guurtidu ugu soo codaysay ku ogolaaday 59 xildhibaan
2. Halka Xeer lr. 91 sidii guurtidu ugu soo codaysay ay goluhuna ku ogolaadeen 58 xildhibaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here