Ehelada Marxuumkii Lagu Diley Muqdisho Oo Ka Waramay Xogo Dheeraada Oo La Xidhiidha Dilkiisa Iyo Cida Ka Danbaysa

0
382

Hargeysa,(HargeisaPress)–Garyaqaan Fahmi Dr Cali oo kamid ah eheladii marxuum cabdinaasir muuse Dahable oo habeenkii xalay lagu dilay magaalada muqdisho ayaa ka waramay xogo dheeraada oo la xidhiidha dilkiisa cida ka danbaysay hadaladii udanbeeyay ee uu la wadaago eheladiisa intii aan la dilin ka hor.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here