Hargaysa: Shirka Horumarinta waxbarashadda Oo Furmay

0
Hargaysa (HP): Waxaa maanta magaaladda Hargaysa ka furmay shirka horumarinta waxbarashadda ee Somaliland. Shirkaasi oo bishiiba mar ay yeeshaan wasaaradda waxbarashadda Somaliland iyo haayadaha caalamiga...

Musharaxa Madaxweynaha WADDANI Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Hargaysa+Sawirro

0
Hargaysa (HP): Musharaxa kursiga madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro), oo safar dalka dibadda ugaga maqnaa ayaa maanta si...

Daawo Muuqaal: Mashaariic Caafimaad oo Caynabo Xadhiga laga furay

0
Caynabo , (HargeisaPress) — Maamulka gobolka iyo mas’uuliyiinta caafimaad ee Gobolka Saraar ayaa xadhiga ka jaray xarunta daaweynta cudurka qaaxada  ee Degmada Caynabo iyo...

Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay in Ganacsatadda Waawayni Bixin Cashuurta.

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka arimaha gudaha Maxamed Kaahin ayaa ka hadlay ganacsatadda waawayn ee somaliland oo bixin waayay cashuurtii. https://youtu.be/cc0Giy_vpOQ  

Askarigii Lawyacado Ku Dilay Askariga Kale oo Dil Lagu Xukumay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) –Maxkamadda ciidamada qaranka Somaliland ee darajada koowaad, ayaa maanta la horkeenay Dable Axmed Cabdi Cabdillaahi oo toddobaadkii hore magaalada Lawyacado ee...

Sool: Guddi Hoosaadka Dhaqaalaha G.Wakiiladda Oo Kulan La Yeeshay Badhasaabka iyo Ka Degmadda

0
Laascaanood (HP): Guddi hoosaadka dhaqaalaha iyo maaliyadda ee golaha Wakiiladda Somaliland oo safar shaqo ku jooga gobolka Sool ayaa maanta kulan la qaatay badhasaabka...

Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashiga Oo Dhaliilay Muddo Kordhimaha Goleyaasha Baarlamaanka

0
Hargaysa (HP): Siyaasiyiinta madasha wada tashiga Somaliland ayaa dhaliilay muddo kordhinta dhawrka jeer loo sameeyay goleyaasha Wakiiladda, Guurtidda iyo degaanka ee Somaliland. Waxaanay arrintaasi ku...

Xarunta Xuquuqal Insaanka: Gudoomiyaha Wargeyska Madaxa Banaan Ee Foore Oo La Xidhay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maalintii shalay ahayd, 29th May 2016, waxa lagu xidhay Xarunta Dembi Baadhista ee Hargeysa (CID-da) Cabdirashiid Cabdiwahaab Ibraahim oo ah gudoomiyaha wargeyska madaxa...

Wasiir Shire: ”Xafiiska Dacwaddaha Waxa Loogu Talo-galay U Adeega Muwaadinka Cashuur-bixiyaha”

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in xafiiska garnaqa Dacwaddaha loogu talogalay inuu u adeego muwaadinka cashuur-bixiyaha...
Aarre-Sulayman-Cowleed-iyo-Ismaaciil Cumar Geelle

Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Nin Eedaymo U Jeediyay Madaxweynaha Jabuuti

0
Gabiley (Hargeisa Press) – Muwaadin u dhashay dalka Jabuuti oo la sheegay in uu dhaliilo u jeediyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa xukuumadda...