Daawo Muuqaal: Mashaariic Caafimaad oo Caynabo Xadhiga laga furay

0
900

Caynabo , (HargeisaPress) — Maamulka gobolka iyo mas’uuliyiinta caafimaad ee Gobolka Saraar ayaa xadhiga ka jaray xarunta daaweynta cudurka qaaxada  ee Degmada Caynabo iyo xanaanada hooyada iyo dhallaanka ee Degmada Oog ,xarumahaas  oo dhowaan halkaa laga hirgeliyey.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here