Sool: Guddi Hoosaadka Dhaqaalaha G.Wakiiladda Oo Kulan La Yeeshay Badhasaabka iyo Ka Degmadda

0
334

Laascaanood (HP): Guddi hoosaadka dhaqaalaha iyo maaliyadda ee golaha Wakiiladda Somaliland oo safar shaqo ku jooga gobolka Sool ayaa maanta kulan la qaatay badhasaabka gobolkaasi iyo maayarka Laascaanood.
Sidoo kale waxaa kulankaasi qayb ka ahaa masuuliyiinta iyo isku-duweyaasha laamaha dawladda ee gobolka Sool.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here