Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo ku Dhawaaqday Kiiska Ilmo Yar Oo Muddo Dheer Saddex...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Maxkamadda degmada Laascaanood ayaa maanta xukun kasoo saartay kiiska ilmo yar oo muddo lagu muransanaa,kaas oo ay isku haysteen saddex qoys oo kala...

Ergayga Midawga Yurub Ee Somaliland iyo Somalia Oo Madaxweynaha Kala Hadlay Qabsoomida Doorashada +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta la kulmay Wakiilka Midawga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Mr Michele Cervone d'Urso...

Wasiirada Gaashaandhigga, Maaliyada Iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Dhagax Dhigay Cisbitaalka Ciidanka Qaranka +...

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Wasiirka Gaashaandhiga, Wasiirka Horumarinta Maaliyada iyo taliyaha Ciidanka Qaranka oo si wada jir ah u dhagax dhigay cisbitaalka ciidamada oo saaka si...

Jilaa Bollywood-ka Hindiya Caan Ka Ahaa Sushant Singh Rajput oo Maydkiisa Laga Helay Gurigiisa

0
Mumbai (Hargeisa Press) – Jilaa caan ka ah Filimada Bollywoodka ee Hindida oo magaciisa la yidhaa Sushant Singh Rajput ayaa maydkiisa laga helay gurigiisa...

Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise (Sangub) Oo maanta aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Jigjiga +SAWIRRO

0
Jigjiga, (HargeisaPress) —Magaalada Jigjiga ee xarunta dawlada deegaanka soomaalida Itoobiya ayaa aas qaran loogu sameeyey abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise(Sangub) oo dhawaan ku geeriyooday magaalada...

Magaaladda Minneapolis Ee Dalka Mareykanka oo Si Wayn Looga Xusay 18 May

0
Minneapolis (Hargeisa Press) – Magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka, ayaa waxaa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo jaaliyadda dalkaasi ay ku xusayeen xuska maalinta qaranimadda...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Dhigiisa Dalka Taiwan oo Fariimo Diblumaasiyadeed oo Xiiso Leh...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweyne ku xigeenka dalka Taiwan ayaa hadallo u muuqda kaftan iyo muujinta xidhiidhka saaxiibtinimo ee ka dhexeeya dalkiisa iyo Somaliland...

“Waxay Ila Tahay Inaan Madaxweynuhu Ka Warhayn Arinta Dilka Saraakiisha” Xildhibaan Rayte

0
Hargeisa, (HargeisaPress) — Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte oo Ka tirsan Golaha Wakiilada, ayaa sheegay inuu filayo inaan Madaxweyne Siilaanyo war ka hayn Dilka loo...

Bulshadda Laascaanood Oo Codsanaya In La Soo Gaadhsiiyo Lacagta Somaliland

0
Laascaanood (HP): Bulshadda ku nool magaaladda Laascaanood ee xarunat gobolka Togdheer ayaa  ugu baaqay xukuumadda Somaliland in ay soo gaadhsiiso isticmaalka lacagta shillinka Somaliland. Laascaanood...

“Madaxweynaha waxaan u sheegayaa bulshadda Awdal 13-ka xubnood uf ayay yidhaahdeen”…

0
Boorama (Hargeisa Press.com): Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa sheegay in aanay marnaba bulshadda gobolka Awdal aqbalaynin in ay doorashadda...