Wasaaradda Deegaanka Oo Saare-Daaq-simeed Ka Xidhay Banka Casuurra

0
Yagoori (HP): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta deegaanka dooxadda Casuuurra ee gobolka Sool ka xidhay Seere daaqsimeed bedkiisu dhan yahay...

Sh xuseen xasan (xuseen faraaid) oo ku guulaystay Shahaadada BHD ama Diktoora Axaadiis alshariif...

0
Waxaa jaamacada Madiina siisay midka mid ah musheekhda soomali ee halkaa wax ka barata oo la yidhaa Sh xuseen xasan cali (xuseen faraaid) darajo...

Komishanka Xakamaynta HIV/AIDS oo deeq Raashin ah ku qaybiyey magaalada Hargeysa

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Komishanka Heer Qaran ee Xakammaynta Xannuunka HIV/AIDS ee Jamhuuriyadda Somaliland ee SOLNAC (Somaliland National AIDS Commission), ayaa deeq raashin ah guddoonsiiyey dadka la...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabilay Madaxweynihii Hore Ee Nigerisa Obasanjo + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynihii hore ee dalka Neyjeeriya, Mr Olusegun Obasanjo oo imikana...

Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo Ku Kulmay Villa Somalia

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay madaxweynaha kursiga ka degaya ee Maxamed...

Xasan Sheekh Muxuu Ka Yidhi Dagaalkii Baxdo Ee Lagaga Adkaaday Al-shabaab?

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo war ka soo saaray dagaalkii maanta ka dhacay degaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud, ayaa...

Xildhibaan Wakiilada Ka Tirsan Oo Shaaca Ka Qaaday Mooshin Lagu Wado In Xilka Lagaga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Bashiir Tukaale oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay mooshin ay xildhibaanada Wakiiladu ka wadaan gudoomiye ku xigeenka...
Safiirada Kenya iyo Soomaaliya

Kenya iyo Soomaaliya oo Safaaradaha Kala Qaatay iyo Sababta Keentay

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Soomaaliya ayaa u yeedhatay safiirkeeda dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tasan, kuna wargelisay safiirka Kenya ee Soomaaliya Lucas Tumbo inuu dalkiisa...

Sanadka 2017-ka bisha koowaad Oo u astaysan in Mashruucan daaha laga furo oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kormeerkan masuuliyiinta badan ee Dawladda ahi wuxuu salka ku hayaa laba arrimood midi waxa weeye inaanu u kuur-galno sida ay u socoto...

Shir Ku Saabsan Ilaalinta Duur joogta Oo Lagu Qabtay Jigjiga

0
Jigjiga (HP): Waxaa maanta magaaladda Jigjiga ka furmay shir lagaga hadlayay sidii loo ilaalin lahaa Duur joogta ku nool dhulka ballaadhan ee u dhaxeeya...